Ku baro mudo todobaad ah macdanta iyo qaabka looga faaidaysto iyo noocyadeeda kala duwan .
* Waxa lagu barayaa macdanta si kooban oo qof kastaa fahan fiican uga qaadan karo si aad aqoona uga haysan karo .
> Khataraha kaaga iman kara iyo ka hotagooda .
> sida loo iibiyo iyo noocyada qiimaha leh ee aad degdeg uga macaashi karto .
> sida aad u raadin lahayd kaligaa macdanaha qaaligaa sida dahabka , biraha , qaaligaa ,
> sida loo kala saaro macdanaha isku jirka ah .