Course description

Kuliyadan waxa aad ku baran doontaa wax soo saarka digaaga iyo habka looga faaido .

kuliyadan waxa aay socon doontaa mudo kooban oo 2 bilood ah labadaasi bilood ayaa laguugu soo koobayaa dhamaan dhaqashada digaaga iyo qaabka loo bilaabo beer digaag ah . 

* Talaal ka digaaga 

* Barashada noocyada cudurada ku dhaca digaaga . 

* Daawaynta Iyo Ka Hortaga Cudurada ku dhaca digaaga . 

* Nashqadaynta goobta aay digaagu ku noolaanayaan 

* Sida loo sameeyo mashiinka digaaga lagu dilaaciyo . 

Iyo in kale oo badan  ......

What will i learn?

Requirements

  • > waa in aad ugu yaraan dugsi hoose kaso baxday si aad u barato kuliyadan

Frequently asked question

Waxa aad ku baranaysaa Mudo 2 bilood ah .

Haa wad qaadanaysaa Diploma Certificate .

Mohamed Ali

$10

Lectures

34

Skill level

Advanced

Expiry period

1 Months

Related courses