Course description

Kuliyadan waxa aad ku baran doontaa wax soo saarka digaaga iyo habka looga faaido .

kuliyadan waxa aay socon doontaa mudo kooban oo 2 bilood ah labadaasi bilood ayaa laguugu soo koobayaa dhamaan dhaqashada digaaga iyo qaabka loo bilaabo beer digaag ah . 

* Talaal ka digaaga 

* Barashada noocyada cudurada ku dhaca digaaga . 

* Daawaynta Iyo Ka Hortaga Cudurada ku dhaca digaaga . 

* Nashqadaynta goobta aay digaagu ku noolaanayaan 

* Sida loo sameeyo mashiinka digaaga lagu dilaaciyo . 


What will i learn?

Requirements

Mohamed Ali

$10

Lectures

14

Skill level

Advanced

Expiry period

Lifetime

Related courses