Course description

Waxa lagugu bari doonaa koorsadan marka laga imaado in lagu fahansiiyo xisaabta iyo tirooyinkaba waxa lagu bari doonaa xisaabaadka ugu muhiimsan ee quseeya nolol maalmeedkeena ee aaynu aadka ugu baanahay si aaynu wax ugu xisaabsano. 

What will i learn?

Requirements

  • > waa in aad ugu yaraan dugsi hoose kaso baxday si aad u barato kuliyadan

Frequently asked question

Waxad ku baranaysaa mudo 2 bilood ah .

Mohamed Ali

$6

Lectures

34

Skill level

Beginner

Expiry period

1 Months

Related courses