Kuliyadan waxa aad ku baran doontaa wax soo saarka digaaga iyo habka looga faaido . kuliyadan waxa aay socon doontaa mudo kooban oo 2 bilood ah labadaasi bilood ayaa laguugu soo koobayaa dhamaan dhaqashada digaaga iyo qaabka loo bilaabo beer digaag ah . * Talaal ka digaaga * Barashada noocyada cudurada ku dhaca digaaga . * Daawaynta Iyo Ka Hortaga Cudurada ku dhaca digaaga . * Nashqadaynta goobta aay digaagu ku noolaanayaan * Sida loo sameeyo mashiinka digaaga lagu dilaaciyo . Iyo in kale oo badan ......
14 Lessons
60:40:42 Hours
Muddo kooban ku baro luqada carabiga
0 Lessons
00:00:00 Hours
waxaa ku baran doontaa sida loo samaysto youtube channel full system
4 Lessons
00:40:30 Hours
waxa aad si fudud lagugu bari doonaa hagaajinta iyo qurxinta vedioyada
14 Lessons
22:56:21 Hours
waxa aad muddo kooban ku baranaysaa photoshopka
13 Lessons
03:35:25 Hours
Waxa aad mudo kooban ku baranaysaa akhrinta iyo qorista afsomaliga
39 Lessons
04:32:21 Hours
waa koorso aad si kooban ugu baran doonto xisaabta mudo 2 bilood ah
34 Lessons
05:18:57 Hours
Poultry Farming / BARASHADA WAX SOO SAARKA DIGAAGA .
34 Lessons
03:16:14 Hours
Baro luuqada English ka ku baro 6 bilood
65 Lessons
09:09:23 Hours