Kuliyadan waxa aad ku baran doontaa wax soo saarka digaaga iyo habka looga faaido . kuliyadan waxa aay socon doontaa mudo kooban oo 2 bilood ah labadaasi bilood ayaa laguugu soo koobayaa dhamaan dhaqashada digaaga iyo qaabka loo bilaabo beer digaag ah . * Talaal ka digaaga * Barashada noocyada cudurada ku dhaca digaaga . * Daawaynta Iyo Ka Hortaga Cudurada ku dhaca digaaga . * Nashqadaynta goobta aay digaagu ku noolaanayaan * Sida loo sameeyo mashiinka digaaga lagu dilaaciyo . Iyo in kale oo badan ......
14 Lessons
60:40:42 Hours
Poultry Farming / BARASHADA WAX SOO SAARKA DIGAAGA .
34 Lessons
03:16:14 Hours